
"Waxaan Marqaati Ka Ahay Sida Aad Ugu Dhabar Adeegeysiin In La Helo Xirfadlayaal Soomaaliyeed Oo Dhiiran "

Ahmed Abdikadir Abdullahi
Director Of Himilo Innovation hub
Full Stack Web Development BootCamp
“From Zero To Full Stack Hero-Build , Deploy, Succeed”
Full Stack Web Development BootCamp
“From Zero To Full Stack Hero-Build , Deploy, Succeed”
Bootcampkaan Waa Bootcamp Aan Ugu Talagalay in Dhalinyarada Aan Ugu Faaideeyo Eena Ku Bartaan Waxwalibo Oo Ka Caawinaayo In Ay Dhisaan Website Dhameystiran, Bootcampka Waxaan Ku Saleeyey Technologiyada Loogu Isticmaalka Badan Yahay Dunida. Sidookale Bootcampka Waa Mid Furan Oo Uu Fahmi Karo Qof Walboo Oo Computerka Wax Ugu Bilaawanyihiin. Qasab Maahan In Aad Jaamacad Soo Dhigatay Iyo Inkale. Kaliya Waxaa Muhiim Ah In Aad Haysato Internet Iyo Computer Sidookale In Isbuucii Ugu Yaraan 8 Sacadood Aad Firaaqo Heli Karto.
Maxaad Ku Baran Doontaa Bootcampkaan?
Inta Lagu Gudo Jiro Bootcampkaan Waxaad Baran Doontaa Technologiyad Badan Ahna Kuwa Loogu Isticmaalka Badan Yahay Dunida Maanta. Bootcampka Wuxuu Socon Doonaa 24 Isbuuc Ama 6 Bilood Iyo Hal Bil Oo Ah Project Sameyn. Bishaas Arday Walboo Projectigiisa Ayuu Dhisanaa Wuxuuna Helaayaa Caawinaad Iyo Latalin Dhameystiran.
Technology/yada Aad Baran Doonto Waxay Ukala Bixi Doonaan:
- Basics Of Web & Web Design (Week 1 ~ Week 2).
- Frontend (Week 3 ~ Week 15).
- Version Control (Week 15 ~ Week 16).
- Backend & Database (Week 16 ~ Week 21).
- Deployment & Testing (Week 21 ~ Week 24).
- One Student One Project (One Month).
Basics Of Web & Web Design
Qaybtaan Waxaad Ku Barandoontaa Bilowga Iyo Fahanka Websiteyada Iyo Sida Ay U Shaqeeyaan Sidookale Nashqadeynta.
Toolska La Adeegsan Doono Qaybtaan:
- Figma
- Adobe Xd
Waa Softwareyada Ugu Caansan Ee Loo Adeegsado Nashqaynta Websiteyada.
Front End
Qaybtaan Waxaad Ku Barandoontaa Bilowga Iyo Fahamka Dhisida Websiteyada.
Toolska La Adeegsan Doono Qaybtaan:
- HTML
- CSS
- JS
- Libraries Like jQuery, Swiper-JS, Alert Lib, & IWM
- Tailwind CSS
- Bootstrap
Waa Luuqadaha Iyo Technologieska Ugu Caansan Ee Loo Adeegsado Front End Web Development.
Version Control
Qaybtaan Waxaa Xooga Lagu Saari Doona Team Work Iyo In Ardada Ay Fahmaan Sida Ay Uwada Shaqeyn Lahaayeen Iyagoo Goobo Kala Duwan Joogo.
Toolska La Adeegsan Doono Qaybtaan:
- Git
- GitHub
Waa Toolska Ugu Caansan Ee Lagu Sameeyo Software-ka Iskaashiga Lagu Dhiso.
Back End Web Development
Qaybtaan Waxaad Ku Barandoontaa Bilowga Iyo Fahanka Qaybta Danbe Ee Websiteyada.
Toolska La Adeegsan Doono Qaybtaan:
- PHP
- PDO
- MySQL
Waa Technologieska Ugu Badan Ee Lagu Dhisay Websiteyada Dunida, Waxaana Ku Dhisan In Ka Badan 70% Websiteyada Caalamka.
Deployment & Testing
Waxaan Hawada Saaraynaa Websiteyadii Aan Dhisnay Qaar Kamid Ah Waana Tijaabinaynaa Si Aan U Aragno Resultiga Qurxoon Aan Helno.
Toolska La Adeegsan Doono Qaybtaan:
- One Hosting Providers
- One Of Domain Name Providers
Waxaan Dooran Doonaa Bixiyaasha Ugu Wanaagsan Ee Bixiya Hostingka Iyo Domainka.
One Month Projects
Qaybtaan Waxaa Leh Ardada Waxay Dhisidoonaan Projects Ay Dooran Doonaan.
Inta Lagu Gudojiro Qaybtaan ardayga wuxuu heli doonaa:
- Caawinaad 24 Hours Ah
- La-talin
- Iyo Waxa Uu Ugu Baahdo in Laga Caawiyo
Intaan Kuma Soo Koobi Kari Features-ka Uu Bootcampkaan Leeyahay. Si Aad Isaga Diwaangeliso, Taabo Buttonka Hoose Ama Si Toos Nagala Soo Xarir:
+252615546003
Qidmada Bootcampka
Anagoo Dhowreyno Baahida Dhalinyarada Waxaan Goaan Sanay In Qiimaha Aan Ka Dhigno Sidaan
1 Month
- Full Access To Bootcamp Materials
- Access to live Q&A sessions.
- Participation in the private community for networking and support.
- Diploma of Completion.
3 Month
- Full Access To Bootcamp Materials
- Access to live Q&A sessions.
- Participation in the private community for networking and support.
- Diploma of Completion.
Life Time
- Full Access To Bootcamp Materials
- Access to live Q&A sessions.
- Participation in the private community for networking and support.
- Diploma of Completion.

Author
D.I.V Tamer
Waxaan Ahay Taamir Mohamed Mohdin. Bare wax ka dhiga mid ka mid ah jaamacadaha dalka, sidookale aas-aasaha shirkadda Bilicsan Tech. Waxaan muddo 8 sano ah ku dhex jiray cilmiga kombiyuutarka. Waxaan ahay Wax Is Bare (self-taught).
Mudadii aan ku jiray wax is-barida, caqabadda ugu badan ee i qabsan jirtay waxay ahayd in aan heli waayo madal luqadda Soomaaliga ku baxda oo i caawisa. Kadib markii aan si dhib leh awooday in aan naftayda awood u siiyo in ay kaligeed wax barato, waxaan go’aansaday in dhallinyarada Soomaaliyeed aysan ku dhibtoon sidii aan u dhibtooday.
Waxaan qaatay go’aan adag oo ah in aan aas-aaso madal ku baxda afka Soomaaliga oo dhalinyarada ka caawisa in ay si qoto dheer u fahmaan cilmiga kombiyuutarka, gaar ahaan barnaamijyada loo yaqaan Programming-ka.
Kadib, waxaan kaashaday khubaro kale oo Soomaaliyeed si aan si wadajir ah ugu aas-aasno madashan, oo magaceedu yahay Xirfadeeye.
Waxaan qirayaa in ay iga go’an tahay in la helo dhallinyaro Soomaaliyeed oo xirfadlayaal ah, si ay u noqdaan kuwa mustaqbalka aqoonta casriga ah ka qaybqaata.
Waxaa ii farxad ah in aan noqdo qayb ka mid ah dadaalladan lagu horumarinayo bulshada Soomaaliyeed.
"It’s truly inspiring to see young Somali professionals embracing the Full Stack Development course, sharpening their skills, and stepping into the tech world with confidence. This initiative reflects a bright future, where their knowledge and creativity will contribute to both their personal growth and the development of our community."
Eqtaar Ceo & Founder Of Himilo Group