Xog Kusaaban Koorsada
Hordhaca Koorsada:
Koorsadaan Graphic Design Masterclass | Brashada Adobe Photoshop waxa loogu talagalay inuu kuu diyaariyo aqoonta dhamaystiran iyo xirfadaha la taaban karo ee looga baahan yahay Suuqa shaqada si aad u noqoto Xirfadle ku takhasusay Graphic Design iyadoo la isticmaalayo Adobe Photoshop 2023. Haddi aad tahay bilow ama mid dhexdhexaad ah, koorsadan waxay kaa caawin doontaa Inaad Barato , farsamooyin horumarsan, Sidoo kale fahamka Sare uqaadaya Xirfadaada Naqshadeeye
Marka uu kooraskan dhamaado Ardayga wuxu Awood uyeelan doonaa:
- In uu Fahamo Wejiga Hore Ee Adobe Photoshop 2023, Iyo Toolska(Aaska ugu Horeeya),
- In uu Sameeyo Naqshado Kala Duwan Sida Boorarka, Posterada, Iyo Brandska
- In Uu Sameyn karo Qurxinna karo Sawirada Sido kalena Baran doono Farsamooyinkale
- Barshada Qaabka Qoraalka (Typography, Layer management Iyo Special Effects)
- Dhisidda Madal Lagusoo Bandhigo Naqshadaha projects-ka (a portfolio)
Yaa Qaadan karo Koorsadaan
- Dadka Bilowga ah oo aan horey Qaadan Koorso Barnaamijka Adobe Photoshop Ah
- Dadka Dhex-dehxaadka ah oo raadinaya In ay sare uqaadaan Xirfadooda naqshadeeyenimo
- Freelancers-ka iyo sawir qaadayaasha, iyo dhamaan xog abuurayaasha(Content Creators)
- Iyo Dhamaan Qof waliba oo jecel barashada Graphic Design
Course Content
01. Chapter One Adobe Photoshop Basics
About Instructor
